Guddiga DF u xilsaartay ka hortaga Cudurka COVID-19 oo digniin culus soo saaray

Guddiga sare ee loo xilsaaray xakamaynta xaaladaha Cudurka COVID-19 oo shir jaraa’id ku qabtay Isbitaalka Martiini ayaa sheegay in Soomaaliya laga helay 5-Qof oo qabta CoronaVirus, halka 17 kalena baaritaan lagu hayo Dalka oo dhan. Dr. C/rizaaq Yuusuf Axmed (Jalaalu-diin) oo xubin ka ah Guddiga sare ee Dowladdu u xilsaartay xakamaynta xaaladaha Cudurka COVID-19 ayaa … Continue reading Guddiga DF u xilsaartay ka hortaga Cudurka COVID-19 oo digniin culus soo saaray